Laftagareen oo ka hadlay sida loo xaliyey khilaafkii ka dhashay muddo kororsigiisa

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay ka qeyb galay Xafladda Xiritaanka Shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed oo ka dhacday Xarunta Madaxtooyadda Dowlad-goboleedka KGS. Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa sidoo kale ka qeyb galay Xaflada Xiritaanka Shirka Dib U-Heshiisinta Koonfur Galbeed. … Continue reading Laftagareen oo ka hadlay sida loo xaliyey khilaafkii ka dhashay muddo kororsigiisa